Ururka Al-birr

wuu ku garabtaaganyahay markasto

Ururka Al-birr waa urur nuucee ah

Ururka al-birr waa urur dhaqano kaladuwan leh.waxaa la aasaasay sanadii  2006.shaqadiisu waa u fududeynta dadka soogalootiga ah sidey wadanka ula qabsanlahaayeen.ururku wuxuu caawiyaa dhamaan dadka caawinaadda u baahan.asigoon u fiirineyn wadankooda,asalkooda , luqadooda, midabkooda iyo diintooda.

Hiigsiga ururka

Ururka Al-birr wuxuu  ushaqeeyaa sida buundo oo kale oo u dhaxeyso soo galootiga iyo xafiisyada dowlada, asigoo ka caawinayo soogalootiga sidey u maareynlahaayeen nololmaalmeedkooda. Shaqada ururka waa caawinta bulshada iyo barida luqada.dadka ka shaqeeyo waa macalimiin finnish ah , farsamo yaqaano finnish ah iyo soogalooti finnish noqday .

Ururka waxuu u shaqeeyaa siduu u noqon laha kan idiinku dhaw.waxaa nagala soo xariiri kartaan cinwaakaan hoose:

Cinwaan: Salpausseläntie 12-16, 00710 Helsinki

Telefon: 044 974 2147.

Email: info@albirr.fi

Page-keena internetka: www.albirr.fi

Page-keena facebook-ga: facebook/AlbirrHelsinki

Waxaan ku faraxsanahay inaan idin caawino. Ku soo dhawaada gacmo furan.

Jaa